Sunday, October 25, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3704 POSTS 0 COMMENTS

Dhul-gariir ku dhuftay Japan oo sababay dhaawaca in ka badan 30...

0
Talaado, 9 Dec 2025 {CBB}Dhul-gariir cabirkiisa lagu sheegay 7.5 Magnitude ayaa ku dhuftay Dalka Japan gaar ahaan Waqooyi bari, waxaana la xaqiijiyay in ay...

Macallin Mahdi “Dhulka dab-damiska waxaa lahaa Booliiska oo dhisanaya”

0
Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Banaadir Gaashaanle sare Mahdi Cumar Muumin oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta Dab-damiska oo Dadkii horay...

Xaaska & Carruurta Hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo nolol adag ku wajahaya...

0
Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Xaaska & saddex carruur uu dhalay Hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya, Cabdulqaadir Muumin oo la rumaysan yahay in uu ku dhuumanayo Buuraha...

Golaha Shacabka BFS oo war kasoo saaray Rabshadihii ka dhacay Magaalada...

0
Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in la joojiyo rabshadaha Gobolka Awdal ee sababay dhimashada...

Taliyaha Booliiska Puntland oo sheegay in Hay’adaha ammaanka burburiyeen Xarumo Daacish...

0
Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Taliyaha Ciidanka Booliiska Dowlad-Goboleedka Puntland Janaraal Muumin Cabdi Shire ayaa sheegay in hay’ada ammaanka ay burburiyeen in ka badan boqol...

Kenya oo xirtay Dad Soomaali ay ku jiraan oo lagu helay...

0
Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Booliiska Kenya ayaa howlgal uu ka sameeyay Magaalada Nairobi ku xiray 26 ruux oo ay ku jiraan Dad Soomaali ah...

Wasiir Aadan Ducaale “Trump waa nin iska dhib badan oo aan...

0
Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Wasiirka Caafimaadka Kenya, Aadan Barre Ducaale oo ka falceliyay eedaha & aflagaalada aan dhammaadka lahayn ee Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump...

Duqa Boorama “Bannaabaxyada waxaa huwan siyaasad kale oo ka weyn Buugga...

0
Axad 07, Dec 2025 {CBB}Duqa Magaalada Boorama, Maxamuud Sheekh Ibraahim ayaa sheegay in dibadbaxyada Magaaladaas ay yihiin kuwo siyaasadeed, waxa uu tilmaamay in qorshaha...

Wasaaradda Caafimaadka XFS “In ka badan 50 Carruur ayaa u geeriyootay...

0
Axad 07, Dec 2025 {CBB}War kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay la tacaalayso cudurka Gowrcatada...

Wasiirkii Warfaafinta Somaliland oo is casilay.

0
Axad 07, Dec 2025 {CBB}Wasiirkii Warfaafinta Somaliland Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa hadda si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu is casilay. Wuxuu kasoo...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe