editor
Maxay ka wadahadleen wasiirka arrimaha dibadda iyo Xoghayaha Guud ee OIC?.
Isniin 14, Sab 2026 {CBB}–Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Abdisalam Ali ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee...
Safiirkii Turkiga Alper oo fariin macsalaameyn ah u diray Shacabka Soomaaliyeed.
Isniin 14, Sab 2026 {CBB}–Safiirkii Dowladda Turkiga u qaabilsanaa Soomaaliya, Alper Aktaş, oo dhowaan xilka safiirnimo ee Muqdisho laga beddelay, ayaa fariin macsalaamayn ah...
Shaki weyn oo ka dhashay sababta Xisbiga Towfiiq looga reebay doorashada...
Isniin 14, Sab 2026 {CBB}–Shaki iyo su’aalo siyaasadeed ayaa ka dhashay go’aanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) uu Xisbiga Towfiiq, oo...
Qiimaha Shidaalka Muqdisho oo 15% Kordhay, Xaaladda Bariga Dhexe oo Saameyn...
Isniin 14, Sab 2026 {CBB}–Qiimaha Shidaalka ee Magaalada Muqdisho ayaa sare u kacday 15% muddo todobaad ah, sida ay Mustaqbal u xaqiijiyeen ilo kala...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD oo berri ka shiraya Arrimo ay kamid...
Isniin 14, Sab 2026 {CBB}–Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD ayaa berri ku kulmaya Jamhuuriyadda Jabuuti iyaga oo kawada hadlaya...
Dibadbax ka dhan ah qiima kororka shidaalka oo ka dhacay Suuriya
Isniin 14, Sab 2026 {CBB}–Dalka Suuriya waxaa ka dhacay dibadbaxyo waa weyn oo isu baddelay kuwo rabshado wata kaddib markii Dadkaan bannaanbaxaya ay cabasho...
Ciidanka Deegaanka Waajid oo Tababar Loogu Bilaabay Taageeridda Ciidamada Xoogga Dalka
Isniin 14, Sab 2026 {CBB}–Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ka billowday tababar ay siinayso Ciidan Deegaan ah si ay u...
Iiraan oo beenisay in Maraykanka uu si buuxda gacanta ugu dhigay...
Isniin 14, Sab 2026 {CBB}–Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in Ciidamadiida Badda ay si buuxda gacanta ugu hayaan maamulka Marinka Hormuz oo horay...
Khilaafaadka Siyaasadeed ee ka jira HirShabeelle, dib ma u dhigi karaan...
Axad 13, Sab 2026 {CBB}–Deegaannada Dowlad-Goboleedka HirShabeelle waxaa ka jira khilaafaad siyaasadeed oo salkiisu yahay awood qaybsiga cidda noqonaysa Hoggaamiyaha cusub sida Madaxweynaha iyo...
Scotland, Wales & North Ireland oo Madaxbannaani ka qaadanaya Ingiriiska
Axad 13, Sab 2026 {CBB}–Hoggaamiyeyaasha Scotland, Wales North Ireland ayaa berri oo isniin ah saxiixaya heshiis ay uga madaxbannaanayaan Boqortooyada Ingiriiska oo haatan maamul...













