editor
Pakistan oo sheegtay inay diyaar u tahay ka jawaabida weerar kasta...
Talaado 29, April 2025 {CBB} Wasiirka Gaashaandhigga Pakistan, Khawaja Muhammad Asif, ayaa sheegay in weerar militari oo ka yimaada dalka dariska la ah ee India...
MW xasan sheekh oo sheegay in xiriir toos ah uu ka...
Talaado 29, April 2025 {CBB} Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaciyay xog muhiim ah oo la xiriirta amniga qaranka, isaga oo wargeyska Asharq Al-Awsat...
Masar oo sheegtay in ay ka go’an tahay taageerada Soomaaliya
Talaado 29, April 2025 {CBB} Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka ee Masar, Dr. Badr Al-Atty, ayaa khadka taleefoonka ugu soo hambalyeeyey Wasiirka cusub ee arrimaha...
Somaliland oo Dalka Jabuuti ka Joojisay Ciid Muhiim u Ahayd Dhismayaasha...
Talaado 29, April 2025 {CBB} Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay ciidda niista ee dhismayaasha loo isticmaalo, oo dalka Jabuuti uu ka raran jiray gobolka Salal ee...
Maamulka koonfur galbeed oo walaac ka muujisay xaaladda bani’aadanimo ee Soomaaliya
Talaado 29, April 2025 {CBB} Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka digay in xaaladda bani’aadanimo ee Soomaaliya ay gaari karto heer aad u xun haddii la...
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo kawada hadlay arrimo muhiim ah,
Isniin 28, April 2025 {CBB} Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...
Tiro ka badan 100 xildhibaan oo sheegay inay mooshin kawadaan Guddoomiyaha...
Isniin 28, April 2025 {CBB} Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ku shiray magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay mooshin ka wadaan Guddoomiyaha...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kulan u qabatay Odeyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.
Isniin 28, April 2025 {CBB} Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka daah furtay kulan guud oo...
Taliyihii ciidanka daraawiishta SSC Khaatumo oo xilkii iska casilay + Sababta
Isniin 28, April 2025 {CBB} Taliyihii ciidanka daraawiishta maamulka SSC Khaatumo Jeneraal Saleebaan Barre Geesood, ayaa ku dhawaaqay in uu is casilay, waxa uuna warqada...
Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in lala wareego hantida diblumaasi...
Isniin 28, April 2025 {CBB} Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa diidday codsi ka yimid dowladda Kenya oo ku saabsan in lala wareego guri qiimihiisu yahay...













