Thursday, April 23, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2694 POSTS 0 COMMENTS

Ruush oo xukumay gabar yar oo mucaaraday dagaalka Ukraine

0
Sabti 19, April-2025 {CBB} –Maxkamad ku taalla Ruushka ayaa ku ridday xukun xabsi ah oo ku dhow saddex sano Daria Kozyreva, gabadh u ololeysay...

Golaha Shacabka oo maanta kulan ku leh Villa Hargeysa

0
Sabti 19, April-2025 {CBB} –Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa,...

Maraykanka oo ciidamadiisa kala baxaya dalka Suuriya +qorshaha maraykanka.

0
Maraykanka ayaa muddo sanado ah ciidan ku lahaa gudaha Suuriya, isagoo qeyb ka ahaa dadaallada caalamiga ah ee lagula dagaallamayo kooxda Daacish, oo ka...

Somaliland oo Dowladda Soomaaliya ku eedaysay dagaalkii Khamiistii ka dhacay gobolka...

0
Sabti 19, April-2025 {CBB} – Somaliland ayaa ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku lug lahayd dagaalkii Khamiistii dhex maray ciidamadeeda iyo maamulka SSC-Khaatumo ee...

Wasiirka Difaaca Sucuudiga Oo Farriin uu ka siday Boqorka Sucuudiga U...

0
Jimco 18, April, 2025 {CBB}  Amiir Khalid bin Salman Al Saud, Wasiirka Difaaca Sacuudiga, ayaa fariin uu ka siday Boqorka dalkiisa Boqor Salmaan Bin...

SSC Khaatumo oo ku eedeysay in ay Somaliland qaadeyso tillaabooyin ka...

0
Jimco 18, April, 2025 {CBB} Wasaaradda Amniga ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa sheegtay in Ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland ay weerar ku qaadeen dad reer...

Sawiro;-Madaxweyne Lafta Gareen oo ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay duleedka...

0
Khamiis 17, April, 2025 {CBB}Madaxweynaha maamulka goboleedka Koonfur galbeed Cabdicasiis Laftagareen, ayaa la hadlay Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Daraawishta Dowladda Koonfur Galbeed ee ku...

Sawiro;-Golaha Wasiirada Maamulka Koonfurgaleed ayaa Ciidamada Qalabka sida

0
Khamiis 17, April, 2025 {CBB}Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed oo loogu Hambaliyeeyey Ciidamada Qalabka sida Jabka Xoogan ee maanta ay Gaarsiiyeen Alshabaab oo...

Akhriso ;-War-Saxaafadeed

0
Khamiis 17, April, 2025 {CBB}In ka badan 27 Xubnood oo ka tirsan AS oo lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Baay Maanta oo ay Taariikhda...

Maamulka koofur galbeed Soomaliya oo guulo ka sheegtay dagaal...

0
Khamiis 17, April, 2025 {CBB} Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal waabarigii hore ee saakay ka dhacay deegaanka Burjeedka oo ka...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe