editor
Indonesia oo Soomaaliya u tababareysa Ciidamo Booliis ah
Axad 03 Agoosto 2025 {CBB}Dalka Indonesia ayaa Soomaaliya ka caawinaya tababar la siiyo ciidamada Booliiska oo mas’uuliyad weyn ka saaran amniga, sida uu sheegay...
Dibadbaxyo ka dhan ah Go’doonka Israa’iil ay ku heyso Gaza oo...
Axad 03 Agoosto 2025 {CBB}Dibadbaxyo looga soo horjeeday go’doonka Israa’iil ay gelisay Magaalada Gaza isla markaana arrintaas darteed ay u nafwaayeen Dad badan oo...
Muxuu yahay ujeedka Ciidamada DG Puntland ay geyneyso Gobolka Sanaag?
Axad 03 Agoosto 2025 {CBB}Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ciidamo katirsan kuwa Badda ee loosoo gaabiyo PMPF geyneysa Magaalo xeebeedka Laasqoray ee Gobolka Sanaag si ay...
Israa’iil oo dalbatay in lagu garabsiiyo sidii Xamaas looga sii deyn...
Axad 03 Agoosto 2025 {CBB}Xukuumadda Benjamin Netanyahu ayaa walaac ka muujisay muuqaal dhaqdhaqaaqa Xamaas ay kasoo duubtay Maxaabiista Israa’iil ee gacanta ugu jira kuwaas...
Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo.
Sabdi 02 Agoosto 2025 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro iyo xildhibaano oo...
Maamulka Puntland oo qiratay inuu Xasan Sheekh kaga guuleystay…
Sabdi 02 Agoosto 2025 {CBB}Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda Puntland,...
Muungaab oo ku dhowaaqay go’aan cusub ,
Sabdi 02 Agoosto 2025 {CBB}
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo maanta dhagax-dhigay dhismaha waddo laami ah oo laga...
DFS oo soo bandhigtay ciidan loo diyaariyay dib u xureynta degmada...
Sabdi 02 Agoosto 2025 {CBB} Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa wada abaabulka qorshe culus oo ay ku dooneyso iney markale dib kula wareegto gacan ku heynta...
Puntland oo si adag uga hortimid maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya
Sabdi 02 Agoosto 2025 {CBB} Puntland ayaa si adag uga hortimid maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, oo ay ku midaysan yihiin gobollada Sool, Sanaag...
Gobolka Banaadir oo $200,000 ugu Deeqay Gurmadka Abaarta Gobolka Awdal.
Jimco 01 Agoosto 2025 {CBB}Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa ku dhawaaqay deeq lacageed oo gaaraysa $200,000,...













