Thursday, July 23, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3202 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne Deni oo ka digay Colaadda Gedo.

0
Jimco 01 Agoosto 2025 {CBB}Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso dagaallada ay ka waddo gobolka Gedo, isagoo...

Israel oo la baxday diblomaasiyiintii ka joogtay Imaaraadka.

0
Jimco 01 Agoosto 2025 {CBB} Xuutiyiinta ayaa digniin rasmi ah u diray dalalka Carabta, wuxuu yiri hoggaamiyaha sare ee Xuutiga ; “ Shidaalka aad bixisaan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF ayaa maanta iska diiwaan geliyay Degmada...

0
Khamiis  31 July 2025{Cbb}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magaaladda Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ka daahfuray hanaanka...

Golaha Wasiirrada oo ka hadlay xiisadda ka taagan degmada Balad-Xaawo ee...

0
Khamiis  31 July 2025{RC}Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda ayaa ka  hadlay xiisadda maalmihii u dambeeyay ka taagnayd magaalada Balad-Xaawo ee...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS ayaa kulan la qaatay Qeybaha kala duwan...

0
Khamiis  31 July 2025{RC} Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Xudur...

Wasiir Fiqi ” Maamulka Waqooyi Barri wuxuu yareeyay rajadii gooni-goosadka”.

0
Khamiis  31 July 2025{RC} Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah ugu hambalyeeyay dhismaha Maamulka Cusub ee Waqooyi-Bari Soomaaliya, isagoo...

Canada oo ku dhawaaqday inay dal madax banaan u aqoonsaneyso Falastiin

0
Khamiis  31 July 2025{RC}Xamaas ayaa sheegtay in ay maanta u gudbin doonto Israa’iil magacyada afarta qof ee laheystayaasha ah ee la sii dayn doono,...

Somaliland oo Ingiriiska u sheegtay in DFS qalalaase ka wado Sool...

0
Khamiis  31 July 2025{RC} Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Charles King,...

SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya

0
Khamiis  31 July 2025{RC} Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka...

Sawiro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Booqasho Shaqo Ku Tagay Magaalada Xudur

0
Arbaco 30 July 2025{CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta gaaray magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, isaga...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe