editor
Dowladda Soomaaliya oo keensatay diyaarado DAGAAL oo Cusub + Sidee u...
Talaado 25, March 2025 {CBB} Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo muhiim ah oo dhanka casriyeynta ciidamada ah kadib markii ay la wareegtay diyaaradda weerarka ah ee...
Sawiro;- Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dib Ugu Laabtay Furimaha Dagaalka...
Talaado 25, March 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtay deegaanada uu ka socdo abaabulka howlgallada ka...
Sawiro;Labo qof oo dhimatay kadib markii ay sacado badan ku jireen...
Talaado 25, March 2025 {CBB} Labo qof ayaa ku geeriyoodey ceel laga qodayey xaafad ku taalla caasimada ku meelgaarka Koonfur Galbeed ee Byadhabo.
Labo nin oo...
Sawiro;-Taliyaha Qeybta 60-aad CXDS iyo Wasiirka Amniga KGS oo kormeerey fariisamaha...
Isniin 24, March 2025 {CBB} –Kolonyo ay hogaaminaayeen Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Xasan Baidoa iyo Wasiirka Amniga gudaha dowlad goboleedka...
Khadiija Al-Makhzuumi oo noqotay Haweeneyda keliya ee katirsan 25-ka Wasiir ee...
Isniin 24, March 2025 {CBB} –
Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi oo ah Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waa haweeneyda keliya ee katirsan 25ka...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Codka Baay Iyo Bakool 23 3...
Isniin 24, March 2025 {CBB} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa soo...
Ciidanka Booliiska Gaarka ah KGS Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo lagu...
Isniin 24, March 2025 {CBB}Ciidanka daraawishita gaarka ah KGS ee degmada Berdaale oo kaashanaya Sirdoonka KGS ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Mundala Sheela...
Sawiro;-Diyaar garowga ciida oo si weyn loogu dareemaayo magaalada Baydhabo.
Isniin 24, March 2025 {CBB}Mashqulka faraha badan ee ka jira suuqa magaalada Baydhabo ma lahan habeen iyo maalin, goobaha lagu iibiyo dharka iyo xarqaamada...
Dowlladda Soomaaliya oo Si wayn u Maamuustay Guddoomiyaha Midowga Afrika.
Isniin 24, March 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Afur ah ku maamuusay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Maxamuud...
Maamulka Xaafada Howlwadeeg ee Magaalada Baydhabo oo afur wadareed u sameyay...
Isiin 24, March 2025 {CBB}Mas'uuliyiin ka tirsan dowlada Koonfur Galbeed, Maamul degmada, Saraakiisha Ciidamada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Maamulka Xaafada Howlwadeeg ee...













