Thursday, July 16, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3170 POSTS 0 COMMENTS

Siyaasiyiinta Mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka oo hal arrin ka wadahadlay.

0
Khamis  30 April 2026 {CBB}Siyaasiyiinta mucaaradka ee ku sugan Muqdisho ayaa kulan la yeeshay qaar kamid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed ee maalmihii la soo...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir ka dhacay Itoobiya.

0
Khamis  30 April 2026 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya, Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga SDG6 ee...

MW Xasan Sheekh “36 sano kaddib Dalkeennu meesha uu hadda joogo...

0
Arbaco 29 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay suuragal noqon Karin in Dalka lagu daawado meesha uu...

Trump oo sabab u noqday in uu markale kordho qiimaha Shidaalka

0
Arbaco 29 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa markale sabab u noqday kororka qiimaha Shidaalka Adduunka kaddib markii uu kordhiyay xayiraadda uu maamulkiisa...

Wafdi ka socda Q.M ayaa soo oo gaaray Magaalada ...

0
Arbaco 29 April 2026 {CBB}Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Maxay ka wada hadleen MW Xasan Shiikh iyo Wafdi sare oo...

0
Taalad 28 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa Madaxtooyaddda dalka kulan kula yeeshay Wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay,...

Laamaha ammaanka ee Waqooyi Bari oo sheegay in uu baarayo Nin...

0
Taalad 28 April 2026 {CBB}Laamaha ammaanka ee Maamulka Waqooyi Bari ayaa sheegay in uu baaris dheeraad ah ku hayo Farxaan Faarax Shaaciye oo ku...

Doorashadii Guddoonka Golaha Shacabka BFS oo maanta laga jooga 4 sano

0
Taalad 28 April 2026 {CBB}Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku beegnayd April 2022, maanta oo kale 28kii April...

Sawiro;-Madaxweyne Xasan oo Duubabka dhaqanka u sheegay in awoodda Dalka dib...

0
Taalad 28 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku...

Qaramada Midoobay oo kufashilmay xaaladaha Bani aadamnimo ee dalka.

0
Isniin 27 April 2026 {CBB} Qaramada Midoobay ayaa qiimayn ku samaynaysa Xaaladaha Bani aadamnimo ee Soomaaliya, wafdi uu hoggaaminayo ku xigeenka Xoghayaha guud ee arrimaha...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe