Thursday, July 16, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3177 POSTS 0 COMMENTS

Deni”Faragelin kuma yeelan doono xulista xildhibaanada BFS”

0
Sabtii 25 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay aqoonyahanno, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Puntland ku metela,...

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa bilaabay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab...

0
Sabtii 25 April 2026 {CBB}Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka dhan ah ‘AS’ ka wada Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, ciidamadaan oo...

FIFA oo Koobka Adduunka 2026 ka helaysa lacag dhan $11 Bilyan

0
Sabtii 25 April 2026 {CBB}Hay’adda Kubadda Cagta ugu sarraysa ee FIFA ayaa la sheegay in Koobka Adduunka ee sanadkaan oo lagu qabanayo Maraykanka, Kanada...

Dowladda Suuriya oo xirtay Amjad Yuusuf oo ku eedeysan in uu...

0
Sabtii 25 April 2026 {CBB}Dowladda Suuriya ayaa soo bandhigtay muuqaalka Amjad Yuusuf oo ku eedeysan in uu xasuuq ka gaystay Dalkiisa weliba loo hayo...

MW Xasan Sheekh & Xubno katirsan Mucaaradka oo ka qaybgalaya Caleemasaarka...

0
Sabtii 25 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar kamid ah Mucaaradka ayaa maanta ka qaybgalaya Caleemasaarka Ugaaska Murusade, Ugaas...

Taliyaha ciidamada xoogga ayaa booqasho ku tagay degmada Xuddur ee Gobolka...

0
Jimco 23 April 2026 {CBB}Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xuddur ee Gobolka Bakool. Wafdiga ayaa waxaa garoonka...

Sanbalooshe oo kahadlay dagaalka ay Dowldu ay kula jirto AS.

0
Jimco 23 April 2026 {CBB} Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya (NISA), Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe, ayaa sheegay in Soomaaliya ay weli...

Dhul-gariir xoogan ku dhuftay Masar.

0
Jimco 23 April 2026 {CBB} Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar waxaa maanta ku dhuftay dhul-gariir xooggiisu gaarayo 5.77 magnitude, waxaana uu si gaar ah ugu dhuftay...

Diyaarad kusodhacday inta udhaxeyso Mandheera & Nairobi oo shil gashay.

0
Jimco 23 April 2026 {CBB} Diyaarad Safarkeedu ahaa Mandheera & Nairobi ayaa shil ku gashay Garoonka Diyaaradaha Mandheera kaddib markii ay awoodi waysay in ay...

174 Muwaadin oo ku Dhibaataysnaa Libya oo dalka dib loogu soociliyey...

0
Khamiis 23 april 2026 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya maanta dalka dib ugu soo celisay 174 muwaadin oo Soomaaliyeed, kuwaas oo muddo dheer ku dhibaataysnaa dalka...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe