editor
Afar dhalinyaro ah oo lagu eedeyay falal ka dhan ah anshaxa...
Khamiis 18, June 2026 {CBB} Ciidanka Booliska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga C/casiis, ayaa gacanta ku soo dhigay afar (4) eedaysane oo ku kacay falal ka...
Puntland ayaa sheegtay in Ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya aan lagu...
Khamiis 18, June 2026 {CBB} Maamulka Puntland ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya aan lagu arki karin deegaannada Maamulkaasi.
Go’aanka maamulka ayaa ku soo...
Madaxweyne Cirro oo qiray in Nidaamka E-visa culeys ku yahay deegaannada...
Khamiis 18, June 2026 {CBB}Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cirro ayaa qiray in nidaamka E-visa ee ay hirgalisay Dowladda Soomaaliya culeys ku...
Golaha Wasiirrada oo cambaareeyay Booqashada Cirro ee gudaha Israel.
Khamiis 18, June 2026 {CBB}Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah u cambaareeyay Safaaradda Maamulka Waqooyi Galbeed ay ka furteen magaalada...
Mareykanka iyo Iiraan oo hab digital ama elektaroonik ku saxiixay heshiiska...
Khamiis 18, June 2026 {CBB} Mareykanka iyo Iiraan ayaa si wadajir ah hab digital ama elektaroonik ah u saxiixay heshiiska is-afgaradka ah ee lagu...
Sawiro;-Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe Oo Daah-furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasalka...
Isniin 15 june 2026 {CBB}Baydhabo, 15 Juun 2026 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta si rasmi ah...
Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta Imtixaanka fasalka 8aad ka qaaday 45...
Isniin 15 june 2026 {CBB}Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billowday Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo Maamulka Gobolka Banaadir uu ka qaadayo Arday...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta u buuxsantay 4 sanno...
Isniin 15 june 2026 {CBB}Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 15kii June sanadkii 2022 waxa uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Xamsa Cabdi...
Deni oo daahfuray kalfadhiga 58aad ee Golaha Wakiillada DG Puntland
Isniin 15 june 2026 {CBB}Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daahfuray kalfadhiga 58aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas, waxa uu u jeediyay khudbad...
Soomaaliya iyo Masar ayaa kashiray fulinta heshiisyadii ay hore u wada...
Isniin 15 june 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Dhaay ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wafdi sare oo ka socday Dowladda Masar,...













