Monday, October 19, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3675 POSTS 0 COMMENTS

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya sidii dib u habeyn loogu...

0
Axad 7, June 2026 {CBB}Turkiga ayaa ku dhawaaqay inuu kaalin ka geysan doono dib u habeynta Warshadihii ay Soomaaliya laheyd burburkii ka hor. Wasiirka Ganacsiga...

Wasiirkii hore ee Maaliyadda oo digniin ka bixiyay doorashooyinka la qorsheynayo...

0
Axad 7, June 2026 {CBB}Wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti ayaa qoraal uu soo saaray kaga digay qorshe uu sheegay in Dowladda...

Cyril Ramaphosa: Waxa aan raadinaynaa xalka sida looga hortagi karo rabshadaha...

0
Axad 7, June 2026 {CBB}Dalka Koofur Afrika ayaa dareemaya culays xooggan oo uga imaanaya Waddamada kale ee qaaraddaan kaddib markii ay kordhayn culayska lagu...

Salaad Cali Jeelle oo lataliye sare u noqday Madaxweyne Xasan Sheekh...

0
Axad 7, June 2026 {CBB}Madaxweyneha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Salaad Cali Jeelle u magacawday in uu u noqdo Lataliye sare...

MW Xasan Sheekh oo xil u magacaabay Danjire Salaad Cali Jeelle.

0
Axad 7, June 2026 {CBB}Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo mudnaan gaar ah siinaya xoojinta howlaha talo-bixinta, qorsheynta, isku-dubbaridka iyo...

Booliska Soomaaliya oo sheegsy howlgal wejigiisa seddexaad ee hoowgalka Hub ka...

0
Axad 7, June 2026 {CBB}Taliyaha Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in hay’adaha amniga caasimadda ay bilaabeen howlgal cusub oo uu ku...

Ciidamada ammaanka DFS oo howlgallo amniga lagu xaqiijinaayo kawada goboalka Shabeelaha...

0
Axad 7, June 2026 {CBB}Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo lagu sugayo amniga kawada deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle si ay...

Sawiro:-Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Guddoomay Shahaadada Musharraxnimada Hoggaanka Koonfur Galbeed

0
Baydhabo – Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo ka mid ah musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi...

Sawiro;-Musharax Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo Qaatay Shahaadada Musharraxnimo ee...

0
Sabti 6 June 2026 {CBB}Baydhabo:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa maanta ka guddoomay Guddiga Madaxa-bannaan...

Diiwaangelinta Musharraxiinta Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo ka Bilaabatay Baydhabo

0
Sabti 6 June 2026 {CBB}Baydhabo:- Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabay magaalada Baydhabo diiwaangelinta iyo qabashada...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe