editor
Booliiska Soomaaliya oo talaabo deg deg ah ka qaaday askari ku...
Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB} –Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa qaaday talaabo deg deg ah oo la xiriirta askari ka tirsan ciidanka dowladda oo maanta...
Waxaa la filayaa in Soomaaliya ay la wareegto madaxtinimada Golaha Ammaanka...
Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB} – Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay la wareegto madaxtinimada wareegga ah ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay bilowga bisha Janaayo 2026.
Arrintan...
Ra’iisul wasaare ku xigeen DFS oo codeeyay doorashada qof iyo codka...
Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa kamid noqday muwadiniinta Soomaaliyeed ee maanta u codeeyay doorashada...
Madaxweynaha DFS oo codeeyay doorasho qof iyo cod ah
Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta coddeeyay doorashada qof iyo codka ah ee maanta ka socota...
DED DEG:- Madaxweyne Laftagareen Oo Baaq Ka Soo Saaarey Xaaladaha La...
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool,...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Koonfur Galbeed, ayaa Degmada Xudur ka dhagax-dhigay...
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Isaag Ali Subag ayaa dhagax-dhigay Xarunta Satelite-ka Cilmi-baarista Beeraha ee Koonfur...
Xabsi daa’in lagu xukumay Nin la sheegay in ‘AS’ Dhaqaale badan...
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}Xukun madaxaa haku furto ah ayaa lagu ridday Cholo Cabdi Cabdullaahi oo 35 jir ah una dhashay Kenya kuna eedeysan...
Shan Xaqiiqo oo ku saabsan Doorashada Khamiista
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}Muqdisho waxaa berri ka dhacaysa Doorashada Golaha Deegaanka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ay ku loolamayaan 20 urur Siyaasadeed oo...
Ruushka oo qabsaday magaalo hor leh oo aad loogu dagaalamay
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}Ciidamada Ukraine ayaa isaga baxay bariga magaalada Siversk ee ay xiisaddu ka taagan tahay, iyadoo Ruushku uu sii wado joogteynta...
Dowlada Iran oo loogu baaqay in aysan toogasho ku fulin haweeney
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB} Qaramada Midoobay iyo 400 oo haween caan ah ayaa ugu baaqay Iran inay joojiso xukunka dilka ah ee lagu xukumay...













