Saturday, April 25, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2708 POSTS 0 COMMENTS

Jamaal Maxamed Xasan oo maanta loo dhaariyay Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha...

0
Isniin 15, Dec 2025 {CBB}Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta loo dhaariyay Xilka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo dhowaan xilkaas u...

Midowga Yurub oo ka shiraya lacagaha lagu taageerayo Howlgalka AUSSOM

0
Isniin 15, Dec 2025 {CBB}Ururka Midowga Yurub ayaa la sheegay in uu dhowaan ka shiri doonno dhaqaalaha uu ururkaas ku bixinaya taageerrada uu u...

Madaxweyne Zelensky oo ka tanaasulay in ay Ukraine ku biirto NATO

0
Isniin 15, Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Dalka Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa la sheegay in uu aqbalay soo jeedintii ka timid Ruushka oo ahayd in uusan...

Madaxweyne Laftagareen oo Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Taliyaha Kulliyada...

0
Isniin Dec 15, 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Taliyaha...

Biriq ku dhacday Ismaamulka Gaarisa oo labo qof dishay

0
Isniin 15, Dec 2025 {CBB}Deegaanka Harboole ee Degmada Faafi Ismaamulka Gaarisa waxaa biriq ku dhacday ay dishay labo qof oo mid kamid ah uu...

Ruben Amorim Oo Si Lama Filaan Ah Uga Jawaabay Dhaleeceyntii Dhawaan...

0
Tababaraha Manchester United, Rúben Amorim, ayaa iska fogeeyay dhaliilaha uga imanaya ciyaartoydii hore ee kooxda, isaga oo sheegay in aanay cadaalad ahayn in “heerarka”...

Pep Guardiola Oo Magacaabay Labada Xiddig Ee Kooxdiisa U Suurtageliyay Inay...

0
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa si gaar ah u ammaanay Rayan Cherki iyo Rúben Dias kaddib markii kooxdiisu ay 3–0 kaga badisay Crystal...

Gary Neville Oo Digniin Culus U Diray Arsenal Kadib Guushii Nasiibka...

0
Neville ayaa sheegay in Gunners ay u baahan yihiin inay “hurdada ka toosaan”, haddii kale horyaalku uu ka sii fogaan doono ka hor inta...

Tartanka Gool-dhalinta Premier League Oo Meel Xiiso Leh Maraya; Kumaa Hoggaaminaya?

0
Tartanka Kabta Dahabka ah ee Premier League 2025/2026 ayaa si buuxda u socda, inkasta oo ay soo baxayaan musharraxiin lama filaan ah, haddana kaalinta...

John Terry Oo Magacaabay Xiddiga Lambarka 10-aad Ee Ugu Fiican Kubadda...

0
Kabtankii hore ee Chelsea, John Terry, ayaa Cole Palmer ku tilmaamay xiddiga lambarka 10-aad ee ugu fiican adduunka waqtigan. Chelsea ayaa Sabtidii ku soo laabatay...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe