Sunday, March 1, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2394 POSTS 0 COMMENTS

Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo waraaqaha aqoonsiga danjirnimo u gudbiyey Dowladda...

0
Talaado 21 Act 2025 {CBB}Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania iyo Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika, Ilyas Cali Xasan, ayaa nuqulka waraaqaha aqoonsiga danjirnimo ee...

Siyaasiyiinta Mucaarad ah ayaa maanta la filayo in ay...

0
Talaado 21 Act 2025 {CBB}Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Horumarinta & Midnimada Qaran, Maxamed Mursal...

Galmudug oo mamnuucday in gaadiidka dagaalka laga soo dago Deegaanadeeda.

0
Talaado 21 Act 2025 {CBB} Warsaxafadeed ka soo baxay Wasaaradda amniga maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu mamnuucay gaadiidka dagaalka, gaar ahaan nooca loo yaqaano...

Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo lagu soo bandhigay mustaqbal tamamarta Soomaaliya

0
Isniin 20 Act 2025 {CBB }Magaalada Muqdisho waxaa sanadkii 4aad oo xiriir ah lagu qabtay Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ah madal sanadle oo lagu...

Maxamed Mursal “Xisbigayga iyo Kan Laftagareen way u siman yihiin Baydhabo”

0
Isniin 20 Act 2025 {CBB }Guddoomiyihii hore Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in wafdi uu hoggaaminayo ay ku wajahan yihiin...

Madaxweyne Firdhiye oo soo magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21...

0
Isniin 20 Act 2025 {CBB }Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Cali (Firdhiye), ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, sida...

Beelaha ay kasoo jeedaan Golaha Wasiirada Maamulka Woqooyi-bari ee Madaxweyne Firdhiye...

0
Isniin 20 Act 2025 {CBB } 1- Wasiirka Cadaalada & Arrimaha Diinta; Yusuf Maxamed Cali. Hayb ahaa waa Dhulbahante, Barkad. 2- Wasiirka Arrimaha Gudaha; Ahmed...

FESOJ iyo kulan lagu dhisayo Naadiga dhallinyarada nabadda ee baraha bulshada.

0
Isniin 20 Act 2025 {CBB} Ururka saxafiyiinta soomaaliyeed ee FESOJ ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabtay kulan maalin ah oo qayb ka ah Naadiga...

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan oo War ka soo Saaray Magacaabistiisa.

0
Isniin 20 Act 2025 {CBB} Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Maxamed Carab Xuseen ayaa qoraalkan hoose ku baahiyay bartiisa Facebooga ah. Ugu horayn waxaan u...

Maxaa looga Hadlay Kulankii Aqalka Sarre ee Maanta.?

0
Isniin 20 Act 2025 {CBB}Guddoomiye ku xigeenka labaad Aqalka Sareee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa maanta shir gudddoomiyay kalfadhiga...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe