editor
Midowga Yurub oo dalbaday Maraakiib Dagaal si uu u adeegsado kahortagga...
Talaado 22, Sab 2026 {CBB}–Ururka Midowga Yurub ayaa dalbaday Maraakiib dagaal oo dheeraad ah si ay ugu adeegsadaan halista ka imaan karta Kooxaha Xuutiyiinta...
Trump oo maanta kulan la leh Madaxda Khaliijka ee New York...
Talaado 22, Sab 2026 {CBB}–Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa maanta kulan gaar ah la qaadanaya Madaxda Dalalka Khaliijka ee ka qaybgalaysa shirka Qaramada Midoobay...
Carruurta waalidkooda ku waayay Daadadkii Nepal oo wajahaya Xaalad Mustaqbal xumo
Talaado 22, Sab 2026 {CBB}–In ka badan 500 oo Carruur ayaa waalidkooda ku waayay daadadkii xoogganaa ee Dalka Nepal ku rogmaday 26kii August ee...
DFS oo xoogga saartay dhismaha Ciidan Awood badan
Talaado 22, Sab 2026 {CBB}–Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay diyaarinta ciidamo u badan Dhallinyaro oo ay ku tababarayso xeryaha ciidanka maadaama ay doonayso...
Maxaa ka ogtahay madaxda maanta ka hadlaysa furitaanka Meertada 81aad ee...
Talaado 22, Sab 2026 {CBB}–Maanta waxaa Magaalada New York ka furmaya kalfadhiga 81aad ee Qaramada Midoobay iyada oo xafladda furitaanka ay dhici doonto 9ka...
Sheekh Ibraahim bin Caadil Al-Madani oo kamid ahaa Mu’adimiinta Xaramka oo...
Isnin 21, Sab 2026 {CBB}–Allaha u naxariistee Sheekh Ibraahim bin Caadil Al-Madani oo kamid ahaa Mu’adimiinta Xaramka ayaa la xaqiijiyay in uu geeriyooday isaga...
Antonio Guterres “Aan u midowno Nabadda, Karaamada, Caddaaladda & Bani aadamnimada”
Isnin 21, Sab 2026 {CBB}–Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa fariin u diray Madaxda ka qaybgalaysa fadhiga guud ee Golahaas ee furmaya...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u safray Maraykanka si uu uga...
Isnin 21, Sab 2026 {CBB}–Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray Dalka Maraykanka si uu uga qaybgalo Shirka Qaramada Midoobay ee...
ONLF oo qayb ka ah Isbahaysiga ka dhan ah xukunka Abiy...
Isnin 21, Sab 2026 {CBB}–Kooxo u midoobay in ay xukunka ka tuuraan Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay in ay midoobeen iyaga...
Sawiro;-Hoggaamiyaha koonfur galbeed oo kulan la qaatay guddiga diyaar-garowga el-niño
Axad 20, Sab 2026 {CBB}–Baydhabo: Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiga Heer Wasiir...













