editor
Trump oo markale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya & Ilhaan...
Arbaco 08, Oct 2025 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa markale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya isaga oo tusaale aan isku dhigmin ku dhinac...
Wasiirka amniga oo Kampala kula kulmay dhigiisa Uganda
Arbaco 08, Oct 2025 {CBB}Wasiirka amniga gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada...
Soomaaliya iyo Uganda oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga Difaaca ee labada...
Arbaco 08, Oct 2025 {CBB}Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Xarunta Taliska...
Mucaaradka oo weli ku adkeysanaya in ay Banaanbax ku qabtaan Muqdisho
Arbaco 08, Oct 2025 {CBB}Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa si weyn uga socda abaabul lagu diyaarinayo dibadbax ay ku baaqeen siyaasiyiinta Madasha...
Eretareeya oo raadinaysa in laga qaado cunaqabatayn saaran.
Arbaco 08, Oct 2025 {CBB} Dowladda Eretareeya ayaa raadinaysa dhabbihii ay u mari lahayd in Maraykanka uu ka qaado cunaqabataynta muddo kahor uu saaray, dedaallo...
Photos: – Baidoa District Police Station displaying drugs seized in the...
Talado 7, Oct 2025 {CBB}The Bay Regional Police Command has displayed a large number of drugs seized in large-scale operations carried out by the...
MW Hassan Sheikh “Today, non-Somali workers working in Somalia come from...
Talado 7, Oct 2025 {CBB}Somali President Hassan Sheikh Mohamud, who delivered a speech at the opening of the East African Business Cooperation Conference, said...
MW Xasan Sheekh “Maanta Soomaaliya Shaqaalaha ka shaqeeya ee aan Soomaalida...
Talado 7, Oct 2025 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay dahfurka shirka iskaashiga Ganacsiga Dalalka Bariga Afrika ayaa sheegay in hadafka...
Sawiro;-Saldhigga Degmada Baydhabo oo lagu soo bandhigay Maandooriye la soo qabtay...
Talado 7, Oct 2025 {CBB}Baydhabo – Taliska Booliiska Gobolka Baay ayaa soo bandhigay maandooriyayaal tiro badan oo lagu soo qabtay howlgallo ballaaran oo ay...
Midowga Afrika oo ku baaqay in la kordhiyo taageerada Soomaaliya kaddib...
Talado 7, Oct 2025 {CBB} Midowga Afrika ayaa ku baaqay in dowladaha xubnaha ka ah iyo bulshada caalamka ay kordhiyaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya, kaddib...











