Tuesday, October 20, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3675 POSTS 0 COMMENTS

Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray diyaar garowga Ciidamada

0
Isniin 23, June 2025 {CBB}Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Hon....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay shirka Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka...

0
Isniin 23, June 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah-furayey Hiigsiga Qarni-jirka 2060 oo ah...

Wasiirka Dastuurka KGS oo maanta gaaray Magaalada Baraawe.

0
Isniin 23, June 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, Mudane Maxamed Ibraahim Barre, ayaa maanta gaaray  magaalada Baraawe ee gobolka...

Magaalada Muqdisho oo laga Daah Furay Qorshaha Hiigsiga qarni-jirka 2060-ka

0
Isniin 23, June 2025 {CBB}Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Qorshaha Hiigsiga qarni-jirka 2060-ka. Hiigsigan oo ka kooban 7...

Faah faahin dagaal Culus oo ka Dhacay Duleedka Magaalada Baydhabo.

0
Isniin 23, June 2025 {CBB}Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waaberigii hore ee saakay jab xooggan ugu geystay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay...

Donald Trump oo muujiyey suuragalnimada isbeddel hoggaan oo ka dhaca Iiraan

0
Isniin 23, June 2025 {CBB}Madaxweymaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa carrabaabay suuragalnimada in isbeddel hoggaan uu ka dhaco dalka Iiraan, xilli xiisadda gobolka Bariga Dhexe...

Kuuriyada Waqooyi oo si adag u cambaareysay weerarka Mareykanka ku qaaday...

0
Isniin 23, June 2025 {CBB}Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa si kulul u cambaareysay weerarka Mareykanka iyo Israa’iil ay ku qaadeen xarumaha Nukliyeerka ee dalka Iiraan,...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo lagu soo dhaweeyay Aljeeriya

0
Isniin 23, June 2025 {CBB} Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa si rasmi ah loogu soo...

Sawiro;-Gudoomiyaha Barlamaanka KGS ayaa booqadey xarunta wasaaradda xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo...

0
Axad, 22 June 2025 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Koonfurgalbeed oo booqday Xarunta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Koonfur Galbeed . Xarunta...

Sawiro;-Guddoomiyaha Degmada Wanlaweyn ahna Duqa Magaalada IyoTaliyaha Saldhigga Booliska Degmada, iyo...

0
Axad, 22 June 2025 {CBB}Guddoomiyaha Degmada Wanlaweyn ahna Duqa Magaalada, Mudane Abdikadir Mohamed Abdullahi, oo ay wehliyeen Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Degmada, Taliyaha...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe