Monday, October 19, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3675 POSTS 0 COMMENTS

Warar ka soo baxay xaaladda magaalada Muqdisho

0
Arbaco 3,June 2026 {CBB} Waraka ka imanyaa magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad kooban uu ka dhacay Isgoyska Dabka, kaas u dhexeeya ciidamadda...

Xasan Cali Khayrre oo sheegay in la soo weeraray.

0
Arbaco 3,June 2026 {CBB} Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayrre ayaa sheegay in weerar lagu soo qaaday xilli uu la shirayay hoggaanka dhaqanka. “Waxaa annaga...

Qatar & Saudi Arabia oo wada hadlayka yeeshay xaaladda kasoo cusboonaatay...

0
Arbaco 3,June 2026 {CBB}Wasiirrada Arrimaha Dibadda Qatar iyo Sacuudiga oo xiriir Teleefan wadaagay ayaa kawada hadlay xaaladda kasoo cusboonaatay Bariga Dhexe gaar ahaan duqaynta...

Maamulka Gobolka Banaadir oo goobo gaar ah u cayimay in uu...

0
Arbaco 3,June 2026 {CBB}Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mucaaradka goobo u cayimay in ay ku dibadbaxaan xubnaha Mucaaradka ah si amniga dadka ka qaybgalaya ay...

Mucaaradka iyo Dowladda oo Abaabul Ciidan ka wada Muqdisho iyo xiisad...

0
Arbaco 3,June 2026 {CBB}  Muqdisho ayaa gashay jawi siyaasadeed oo aad u kacsan, iyadoo si weyn looga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo abaabul siyaasadeed oo...

Soomaaliya iyo Howlgalka EUCAP oo ka wada hadlay iskaashiga Amniga

0
Talaado 2 June 2026 {CBB}Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa guddoomiyay kulan gaar ah la yeeshay Madaxda sare ee...

Maraykanka oo dib u baaraya Galka Dad magangalyo uga helay been...

0
Talaado 2 June 2026 {CBB}Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Hay’adda Socdaalka & Fulinta sharciga ee Maraykanka loona soo gaabiyo ICE ay billowday dib...

Qabashada Araajida Musharrixiinta Guddoonka Golaha Wakiillada KGS oo maanta billaabanaysa

0
Talaado 2 June 2026 {CBBWaxaa maanta billaabanaya araaji qabashada Musharrixiinta u tartamaysa Guddoomiyaha iyo ku xigeennadiisa Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed oo doorashadoodu qabsoomaysa 4ta Bishaan...

Shariif oo u guuray Mirinaayo iyo abaabulka Banaanbaxa Mucaaradka oo socda

0
Talaado 2 June 2026 {CBB}Muqdisho waxaa ka socda diyaargarow xooggan oo ay wadaan madasha samatabixinta Soomaaliya, kuwaas oo qorsheynaya bannaanbax ballaaran oo lagu wado...

Maraykanka oo Xaqiijiyay Midnimada Soomaaliya, Somaliland-na u arkay Saaxiib Istaraatiiji ah

0
Talaado 2 June 2026 {CBB}Dowladda Maraykanka ayaa warbixin ay u gudbisay Kongareeska ku caddeysay inay weli aqoonsan tahay midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe