Sunday, July 19, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3177 POSTS 0 COMMENTS

Shiinaha oo Dowladda Iiraan ku wareejiyay raadaarka Casri ah.

0
Isniin16 Feb 2026 {CBB} Warbaahinta Shiinaha ee Chinaplus, ayaa maanta ku warrantay inuu Shiinaha ku wareejiyay Iiraan , raadaarka nooca YLC-8B, oo lagu naynaaso ugaarsadaha...

Israa’iil oo dirtay dalab la xirriira heshiiska nukliyeerka Iran.

0
isniin 16 Feb 2026 {CBB}Raysal wasaaraha Israa’iil ayaa dalbaday in meesha laga saaro dhamaan uranium-ka la kobciyay ee Iran iyada oo qayb ka ah...

Madaxweyne Erdoğan oo shaaciyey inuu dib u dhigay booqashadii uu ku...

0
Axad  15 Feb 2026 {CBB} Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Isutagga Imaaraadka Carabta, Sheekh Maxamed bin Zayayid Al...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Itoobiya kula kulmay madaxda Afrika.

0
Axad  15 Feb 2026 {CBB}  Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulamo diblomaasiyadeed oo muhiim ah la yeeshay madax kala duwan oo ka qeyb...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shir heer sare ah...

0
Axad 15 Feb 2026 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku...

Shuute “Danbiyadii ugu badnaa ee dhacay 2025 waa Xoolaha Ciidanka oo...

0
Sabtii 14 Feb 2026 {CBB}Guddoomiyaha Maxkamadda Derajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in danbiyadii ugu badnaa...

Muxuu Ra’iisul Wasaare Xamse kala hadlay Axmed Madoobe & Siciid Deni?

0
Sabtii 14 Feb 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan wadajir ah oo xogtiisa aad loo ilaaliyay la qaatay Madaxweyneyaasha...

Meertada 39aad ee Midowga Afrika oo ka furmay Addis Ababa

0
Sabtii 14 Feb 2026 {CBB}Magaalada Addis Ababa waxaa ka furmay meertada 39aad ee Shirka Madaxda Midowga Afrika oo sanadkiiba mar qabsooma, waxaa daahfuray Ra’iisul...

Madaxda Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo kulamo gaar gaar ah kawada...

0
Sabtii 14 Feb 2026 {CBB}Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Mucaaradka ah ayaa kulamo gaar gaar ah ka wada Magaalada Muqdisho, waxa ay uga...

Trump oo Markabkii labaad oo kuwa Dagaalka ah u diray Bariga...

0
Sabtii 14 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Markabkii labaad oo kuwa dagaalka ah uu diray Bariga Dhexe iyada oo lasoo...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe