editor
Madaweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Itoobiya
Talaado 29 Sep 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaa soo dhaweeyay Ra’iisul...
Sawiro;-Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo Booqday Goobihii Shalay Weerarku ka...
Talaado 29 Sep 2026 {CBB}Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo isugu jiray wasiirro iyo saraakiil ciidan Gudoomiya Degmada Baydhabo , ayaa...
Dacwadaha loo haysto Axmed Rashiid oo la horgaynayo Maxkamad ku taalla...
Talaado 29 Sep 2026 {CBB}Maxkamad ku taalla Kenya ayaa maanta dhagaysanaysa Caddaymaha kiiska lagu eedeeyay Axmed Rashiid oo katirsan Saraakiisha Amniga Xaafadda Islii waxaana...
Maamulka Puntland oo weeraray Burcad Badeed afduub ku haysatay Markab
Talaado 29 Sep 2026 {CBB}Ciidamo katirsan kuwa Badda ee Maamulka Puntland PMPF ayaa howlgal ka dhan ah Kooxaha Burcad Badeedda oo gacanta ku hayay...
Ku xigenka Madaxa FBI oo ku dhawaaqay in uu iska casilayo...
Talaado 29 Sep 2026 {CBB}Ku xigeenka Hay’adda Baarista Dambiyada ee Federaalka loona soo gaabiyo FBI, Andrew Bailey ayaa sheegay in uu xilkaas iska casilayo...
ICRC oo 161 qof ka daadgureysay deegaannada colaadaha ka jiraan ee...
Talaado 29 Sep 2026 {CBB}Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas ICRC ayaa 161 qof ka daadgureeyay deegaannada ay colaadaha saameeyeen ee gobolka Tigray.
Dadkaan ayaa...
Ciidanka Federaalka Itoobiya oo qabsaday Magaalo muhiim ah oo dhacda Ismaamulka...
Talaado 29 Sep 2026 {CBB}Ciidanka Federaalka Itoobiya ayaa qabsaday Magaalada Alamata ee dhacda Koofurta Tigray isla markaana 120 KM u jirta Magaalada Mekelle xarunta...
Booliiska Gobolka Banaadir oo sheegay in uu baarayo dhacdo ka dhacday...
Talaado 29 Sep 2026 {CBB}War kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in baaris lagu wado dhacdo ka dhacday mid kamid...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo qarsoodi ku tagay mid ka mid ah...
Talaado 29 Sep 2026 {CBB}Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu Axaddii booqday Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu kula kulmay...
DF oo sheegtay in ay gacanta si buuxda ugu hayso Baydhabo
Isniin 28 Sep 2026 {CBB}Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhabo, iyadoo Wasaaradda Gaashaandhigga ay sheegtay in ciidamada dowladda...













