editor
Maxaa ka dhex socda Aqalka Baarlamaanka oo maanta ciidamo dheeraad ah...
Isniin 2 Feb 2026 {CBB}Xarunta uu si kumeel-gaar ah ugu shiro Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa maanta la geeyay ciidamo dheeraad ah kana tirsan Booliiska...
Warbaahinta oo loo diiday kulanka Barlamaanka Soomaaliya.
Isniin 2 Feb 2026 {CBB}Warbaahinta waxa ay laf-dhabar u tahay soo gudbinta dhacdooyinka waana marinka Bulshada si fudud ay ugala socon karaan dhacdooyinka jira,...
Duullimaadka Diyaaradaha ee Garoonka Khartuum ee Suudaan oo dib u billowday
Isniin 2 Feb 2026 {CBB}Waxaa ku dhowaad 3 sano kaddib dib u billowday duullimaadkii tooska ahaa ee Garoonka Diyaaradaha Khartuum ee Dalka Suudaan kaddib...
Shiinaha oo dil toogasho ah ku fuliyay afar xubnood oo katirsan...
Isniin 2 Feb 2026 {CBB}Dowladda Shiinaha ayaa la sheegay in ay dil toogasho ah ku fulisay 4 xubnood oo katirsan qoyska Maafiyada ee Bai...
Guddoonka Baarlamaanka oo ganaaxay Xildhibaanno rabsho ka sameeyay fadhigooda
Axad1 February 2026 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa qoraal uu soosaaray ku ganaaxay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo 28kii Janaayo...
Dowlad Gobaleedyada Puntland & Jubbaland oo war kasoo saaray ciidankii maanta...
Axad1 February 2026 {CBB}War kasoo baxay waqti isku mid ah Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa looga hadlay go’aanka Dowladda Federaalka ay maanta dib ugu celisay...
Sawiro;-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed oo la Kulmay Madaxa...
Axad1 February 2026 {CBB}Baydhabo – Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska...
DEG DEG ;-DFS oo dib u celisay Ciidankii hubaysnaa ee Siciid...
Axad1 February 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay dib u celisay diyaarado waday Ciidamada hubaysan oo kasoo duullay Garoowe & Kismaayo isla...
Ciidanka Ilaalinaya Axmed Madoobe oo Muqdisho usoo safray
Axad1 February 2026 {CBB}Ciidamada ilaalinaya Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kasoo ambabaxay Magaalada Kismaayo iyaga oo kusoo jeeda Magaalada Muqdisho maadaama...
Wafdi hordhac u ah Siciid Deni oo Muqdisho usoo ambabaxay
Axad1 February 2026 {CBB}Wafdi isugu jira Ilaalada Madaxtooyada Dowlad-Goboleedka Puntland, Wasiirro iyo agaasinka Madaxtooyada Dowla-Goboleedkaas ayaa kasoo ambabaxay Magaalada Garoowe si ay u diyaariyaan soo...













