editor
Masar oo jawaab kulul ka bixisay diidmada Itoobiya ee ciidankeeda Somalia.
Sabtii 30-Aug 2025 {CBB}Xildhibaan Masaari ah ayaa sheegay Jimcihii in go’aanka Qaahira ay ciidamo ugu direyso Soomaaliya, kuwaas oo ka tirsan howlgalka xasilinta ee...
Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku baaqay in la garab istaago...
Sabtii 30-Aug 2025 {CBB}Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ku baaqay in la garab istaago Maamulka Waqooyi bari oo ka shaqeynaya danaha bulshada ku mideysan...
Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo...
Sabtii 30-Aug 2025 {CBB}Waxaa goor dhow Magaalada Laascaanood ka bilaabanaysa doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Amniga magaalada ayaa aad loo...
Sawiro;-Xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo ayaa Horumar dhanka Ganacsiga laga...
Jimco 29 Aug 2025 {CBB}Bulshada Suuq yaraha Dugaandug Xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo ayaa si aad ah u soo dhaweeyey hirgelinta Suuqani yar oo...
Mareykanka ayaa mar kale sheegay oo baabi’iyey rajadii aqoonsi ee Somaliland
Jimco 29 Aug 2025 {CBB}
Dowladda Mareykanka ayaa mar kale sheegtay inay si adag ugu taagan tahay siyaasaddeeda muddada dheer soo jirtay ee ku aaddan...
Xeer Ilaalinta Maxkamadda CQS oo la wareegtay galdacwadeedka Askar ku eedeysan...
Jimco 29 Aug 2025 {CBB} Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Taliska qaybta Booliiska Gobolka Banaadir kala wareegtay Rag ku eedeysan in ay dilal...
Laasacaanood oo bandoow loo gelinayo Doorashada ka dhacaysa Berri.
Jimco 29 Aug 2025 {CBB} Magaalada Laascaanood xarunta Maamulka Waqooyi bari Soomaaliya waxaa caawa saq dhexe ka billaabanaya bandoow loogu talagalay in lagu xakameeyo amniga...
Maraykanka oo joojiyay duqeymaha ka dhanka ah Daacish .
Jimco 29 Aug 2025 {CBB}Dowladda Maraykanka ayaa joojisay duqeymaha cirka ee ka socday gudaha togga Baallade, isagoo ka cararaya khasaaraha rayidka ah, kaddib markii...
Sawiro;-Gollaha wasiirada Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya oo maanata yeeshay shirkoda todobada...
Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Goabaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Goabaleedka Koonfur Galbeed Soomalaiya ...
Ururka IGAD oo farriin u diray Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Mucaaradka?
Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay wada gaareen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Madasha Samatabixinta...













