editor
Telafishinka Iran oo dib hawada ugu soo laabtay kadib duqayntii Israa’iil...
Isniin 15, June 2025 {CBB} TV-ga qaranka Iran ayaa hadda dib ugu soo laabtay baahintiisa tooska ah ka dib markii uu hawada ka baxay muddo...
Madaxweyne Erdogan: ‘Israa’iil qatar ayay ku tahay amniga gobolka loomana dulqaadan...
Isniin 15, June 2025 {CBB} Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in bariga dhexe aysan u dulqaadan karin dagaal kale, isagoo ku eedeeyay Israa’iil...
Sawiro;-Madaxweyne Xasan Shiik ” Albaabka wadatashiga iyo Wadahadalka waa Furan yahay”
Isniin 15, June 2025 {CBB}
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Madasha Wadatashiga Qaran oo looga arrinsanayo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka,...
Horjoogihii ururka Daacish oo ka baxsaday Deegaanda Puntland.
Isniin 15, June 2025 {CBB}Gen. Maxamuud Axmed Faadhigo Afhayeenka howlgalka Hillaac, ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in xogo ay ka heleen sirdoonka caalamka ay...
Shirkii Uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqay Oo galabta ka furmaya...
Isniin 15, June 2025 {CBB}Waxaa galabta la filayaa in si rasmi ah uu uga furmo magaalada Muqdisho shirkii uu dhawaan ku baaqay Madaxweynaha Dowladda...
Kulankii Baarlamaanka oo Maanta Kooram la,aan u Baaqday
Isniin 15, June 2025 {CBB} Fadhiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta dib u furmay ayaa u baaqday kooram la,aan iyadoo ay soo...
Tababar Lagu Xoojinayo Anshaxa Saxaafadda Oo loo qabtey Wariyaasha Baydhabo.
Axad 15 June 2025 {CBB}Tababar lagu baranaayey diyaarinta warbixinada Anshaxaha iyo dareen jinsi kala duwanaashaha lab iyo dhadiga ayaa waxaa magalada baydhabo looga daahfurey...
Buunda Cusub Laga Hirgeliyey Degmada Buur-hakaba Oo Xariga Laga Jaray
Axad 15 June 2025 {CBB} Buundooyinkan Cusub ee Lagu dhisey Iskaasha Bulshada iyo Maamulka Degmada Buur-Hakaba Kuwaas oo dhismahooda socdey labo bilood ah si loo...
Imtixaanka Qaranka Fasalka 12aad ee Dugsiga Sare oo Wasaradda waxbarshada...
Sabti 14 June 2025 {CBB}Wasiirka wasaaradda waxbarashada Dowladda Gobaleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya Marwo Sahra Osman Ahmed ayaa magaalada Baydhabo si rasmi ah uga furay Imtixaanka...
Mahad Salaad oo maanta xilka la wareegaya
Sabti 14 June 2025 {CBB}Waxaa lagu wadaa in Taliyaha cusub ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, uu maanta si...













