editor
Suuqa Bakaaraha oo Xirmay Kadib Shuruudo Cusub oo Dowladda Soo Rogtay
Talaado 12 May 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 9 shuruud hordhigtay Ganacsatada Suuqa wayn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, shuruudahaas waxaa ka dhashay in...
Cirro oo la la’ yahay halka uu jaan iyo cirib dhigay!
Talaado 12 May 2026 {CBB}Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa la waayay halka uu jaan iyo cirib dhigay tan iyo 23kii...
Maxay kawada hadleen Dowladaha Soomaaliya & Aljeeriya?
Talaado 12 May 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa la kulmay mas’uuliyiin katirsan Dowladda Aljeeriya...
Golaha Deegaanka ee Hargeisa oo Maayar Cusub Doortay.
Talaado 12 May 2026 {CBB}Golaha Deegaanka ee Hargeisa ayaa cod aqlabiyad leh xilkii kaga qaaday Maayirkii,Mr. Mooge & ku-xigeenkiisii Khadar Axmed, kadib mooshin laga...
Wasiirkii ugu horreeyay ooIska casilay xilka Xildhibaannimo, si uu u dhaqan...
Talaado 12 May 2026 {CBB} Wasiirka cusub ee Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim, oo maanta la dhaariyay ayaa shaaciyay inuu ka tanaasulay kursiga Xildhibaanimo,...
Hogaamiyaha Iraan oo soo saaray 10 qodob oo ku wajahan dalalka...
Talaado 12 May 2026 {CBB} Hoggaamiyaha Sare ee Iran, Mojtaba Khamenei, ayaa sheegay 10 qodob oo “aad muhiim u ah” oo istiraatiiji ah oo ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kampala uga qeybgalaya caleemo-saarka Madaxweyne Museveni.
Isniin 11 May 2026 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo hoggaaminaya wafdi uu ka...
Madaxweynaha Iiraan “Weligay madaxeena uma foorarin doonno cadowga.”
Isniin 11 May 2026 {CBB}Qoraal uu ku qoray boggiisa X, ayuu ku yiri: “Wadahadalada ama gorgortanku macnaheedu maaha in la qirto guuldarro ama dib...
Iiraan oo farriin digniin u dirtay Ingiriiska iyo Faransiiska
Isniin 11 May 2026 {CBB}Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa sheegay in dalkiisu “uusan qorsheynayn” inuu ciidankiisa badda geeyo marin biyoodka Hormuz laakiin uu siin...
Madaxweynaha Soomaaliya oo u Safray Uganda.
Isniin 11 May 2026 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray Magaalada Kampala ee Dalka Uganda si uu uga qaybgalo...












