editor
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Baydhabo kula Kulmay Taliyaha Ciidanka Soomaaliya.
Khamiis 2 April 2026 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Xooga...
Golaha Wasiirrada ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa.
Khamiis 2 April 2026 {CBB}
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah oo...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka DFS ay ku...
Khamiis 2 April 2026 {CBB}
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka dowladda federaalka ay...
Sawiro;-Gudoomiye Sheekh Adan Madoobe oo Baydhabo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiinta Koonfur...
Arbaco 1 April 2026 {CBB}Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo howlo shaqo u jooga Baydhabo, ayaa maanta kulan la qaatay sii-hayaasha wasiirrada Dowlad Goboleedka...
Sawiro;-Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo La Kulmay Saraakiishii Hoggaamisay Howlgalkii...
Arbaco 1 April 2026 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay kulamo ka bilaabay magaalada Baydhabo...
Muungaab “Waddooyinka burbursan ee Muqdisho dhammaan waan dhisaynaa sanadkaan”
Arbaco 1 April 2026 {CBB}Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Janaraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in sanadkaan 2026 ay dhammaan dhisayaan...
Ciraaq oo 40 sano kaddib usoo gudubtay Koobka Adduunka
Arbaco 1 April 2026 {CBB}
Xulka Qaranka Ciraaq ayaa 40 sano kaddib rumeeyay riyadiisa ahayd in uu mar uu ka qaybgalo Koobka Adduunka, xalay waxa...
Askar ka tirsan DFS oo Nabadoon ku dilay deegaanka Lambar 50.
Arbaco 1 April 2026 {CBB}Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay ka dhacay tuulada Fadimuuse oo hoostagta degmada Lambar 50 ee Gobolka...
MW Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku Soo wajahan Magaalada...
Arbaco 1 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in uu soo gaaro Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay,...
Maxaad kala socotaa Qodista Shidaalka Soomaaliya & Sahminta goobaha cusub?
Arbaco 1 April 2026 {CBB}
Dowladda Turkiga ayaa xoogga saartay sidii ay usoo saari lahayd Shidaalka Soomaaliya iyada oo soo dirtay Maraakiibta Dalkaas oo horay...













