Sunday, October 18, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3675 POSTS 0 COMMENTS

In ka badan 100 Ruux ayaa u geeriyootay cudurka Ebola

0
Talaado 9 June 2026 {CBB}Waxaa sii kordhay dadka ku dhintay cudurka Ebola waddanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo iyada oo kiisas cusub la diiwaangeliyay sida ay...

FIFA Oo Caddeysay Mowqifkeeda Rasmiga Ah Ee Kiiska Garsoore Cumar Cabdqaadir...

0
Talaado 9 June 2026 {CBB}FIFA ayaa xaqiijisay in Cumar Cartan uusan ka qayb geli doonin tababarka & dhexdhexaadinta ciyaaraha Koobka Adduunka 2026, taasi oo...

Iiraan iyo Israa’iil oo joojiyay weerarradii, iyadoo Tehran ay ku hanjabtay...

0
Talaado 9 June 2026 {CBB}Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday inay joojisay weerarradii ay ku hayeysay Israa’iil, iyadoo digniin culus u dirtay Tel Aviv oo...

𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐰𝐚𝐣𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐞 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐡𝐚 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐚𝐫𝐮𝐠 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐧, 𝐞𝐞...

0
Talaado 9 June 2026 {CBB} Xaaladda uu wajahay walaal Cumar Cabdulqaadir Cartan waa arrin uur-ku-taallo ah oo saameyn ku leh muwaadin kasta oo Soomaali ah. Cartan...

Sawiro;-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed oo La Kulmay Guddiga Doorashooyinka Qaranka

0
Isniin 8, June 2026 {CBB}Baydhabo – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Dr. Mahad Mohamed Sheekh Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi...

Dowladda Soomaaliya oo hub iyo diyaaradaha dagaalka ku soo bandhigtay Hoteelka...

0
Isniin 8, June 2026 {CBB}Hay’adaha Amniga ee Soomaaliya ayaa bandhigay hub isugu jira mid culus iyo diyaaradaha nuuca aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaan...

Sawiro;-Murashaxiinta Hoggaanka Koonfur Galbeed oo Wadatashi la Yeeshay Guddiga Doorashooyinka

0
Isniin 8, June 2026 {CBB}Baydhabo – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeeshay murashaxiinta u taagan hoggaanka...

Taliska Qeybta 60-aad ee CXDS oo soo saaray awaamiir lagu adkeynayo...

0
Isniin 8, June 2026 {CBB}Baydhabo:Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo saaray awaamiir cusub oo lagu xoojinayo anshaxa ciidanka iyo...

Sawiro;-Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Gudaha DKGS oo Madasha Maayarrada Soomaaliya ku soo...

0
Isniin 8, June 2026 {CBB}Muqdisho:Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Cali Mursal, ayaa ka qeybgalay Madasha 3-aad ee...

Sawiro;-Masuuliyiin ka tirsan Caafimaadka DKGS oo ka qeybgalay kulan muhiim ah...

0
Isniin 8, June 2026 {CBB}Buurhakaba,  Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya (DKGS) ayaa maanta ka qeybgalay kulan Isku-duwidda Hay’adaha iyo bahwadaagta...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe